MAANHADAL: SHIRKA DHUUSAMAREEB (dhegayso)

MAANHADAL: SHIRKA DHUUSAMAREEB (dhegayso)

Maanhadal: Dooda maanta Maxaa laga filankaraa kulankan hadda socda oo dadka qaar Rajo xumo ka muujinyaan? |Hadii heshiis lagu gaaro maxay natiijadiisu kaga duwanaan kartaa kuwii shirarkii hore? | Hadii fursada hadda ay lunto maxaa cawaaqib xumo ah oo ka dhalan kara?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal maanta oo ay ka qaybgelayaan Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya , Prof Maxamed Cabdilaahi Xuseen (Shoortaaye) oo ah aqoonyahan falanqeeya arimaha siyaasada Soomaaliya & guud ahan geeska Afrika, dalka Denmark ayuu khadka kaga jiraa iyo Aqoonyahan Cali Axmed Cali waa aqoonyahan dhalinyaro ah oo culuunta siyaasada & xiriirada caalamka bartay wuxuuna si dhow u falanqeeyaa arimaha siyaasada Soomaaliya oo uu wax ka qoro.

wariye Khadar Cawl ayaa daadihinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com