MAANHADAL: Go’aankii Puntland ee socodsiinta lacagta shiling Somaaliga & Shaqo la’aanta dhalinyarada (dhegayso)

MAANHADAL: Go’aankii Puntland ee socodsiinta lacagta shiling Somaaliga & Shaqo la’aanta dhalinyarada (dhegayso)

Barnaamijka Waxaan uga hadli doonaa dowladda Puntland ayaa amartay in bangiyada gaarka ah iyo kan dowladduba ay isku badalaan lacagta sh, so iyo doolarka, sidoo kallena shirkadaha isgaarsiintu ay lacagta wadanka ay u badalaan adeegga lacagta danabaysan ee Mobile-ka , haddaba arrimahan wax ma ka badali doontaa qiima dhaca baahsan ee lacagta sh, so. Soo wajahday xiligaan?

Isla barnaamijka waxaan ku eegaynaa saakay heerka shaqo la’aanta xiligaan ka jirta Puntland oo sare u kacday, waxaana magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland inka badan lix boqol oo qof ay soo codsadeen hal boos shaqo oo ahayd agaasime waaxeed ay soo dhejisay mid ka ah hay’adaha dowliga ah ee Puntland, iyadoona liiska gaaban ee isla jagadaasi ay kusoo baxeen 116 qof, arrinkan ayaa muujinaysa heerka shaqo la’aanta kajirta dalka gaar ahaana Puntland, haddaba maxaa u sabab ah shaqo la’aanta ?

Barnaamijka Waxaa soo jeedinaya Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com