Author: Xasan

1 200 201 202 203 204 509 2424 / 6107 POSTS
GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY

GARACAD & RIYADII RUMOOWDAY

Dekeda Garacad oo ay shacabku si isku tashi ah ay ku dhisanayaan ayaa maraysa heer gabogabo ah. Daljir kala soco heerarka dhisme ee Dekedda Garacad. [...]
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Faadumo De [...]
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Farmaajo isagaa irdaha u soo xiray wadahadaladii doorashooyinka, mana jirto cid xiisa u qabta la kulankiisa”

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Farmaajo isagaa irdaha u soo xiray wadahadaladii doorashooyinka, mana jirto cid xiisa u qabta la kulankiisa”

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku sheegay in Farmaajo uu soo xiray Albaabadii wada-hadalka, isla markaana uu no [...]
Iiraan oo shaacisay Nin looga shakisan yahay weerarkii xarunteeda nukliyeerka

Iiraan oo shaacisay Nin looga shakisan yahay weerarkii xarunteeda nukliyeerka

Dowlada Iiraan ayaa shaacisay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz. [...]
Guddoomiyaha Taleex Iimaan Cali Shire: “Soomaaliland waxaa caado u ah in beelaha degan Sool ay fidno dhexdhigto” ( daawo)

Guddoomiyaha Taleex Iimaan Cali Shire: “Soomaaliland waxaa caado u ah in beelaha degan Sool ay fidno dhexdhigto” ( daawo)

Guddoomiyaha Taleex Iimaan Cali Shire oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Soomaaliland ay hurinayso colaada beelaha walaalaha ah ee [...]
Musharaxiinta oo iska diiday  la kulanka Farmaajo

Musharaxiinta oo iska diiday la kulanka Farmaajo

Midowga Musharaxiinta ayaa ku gacan seyray farriintii ay wadeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle oo ahaa codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo i [...]
DOOLOW OO ROOBSATAY (SAWIRRO)

DOOLOW OO ROOBSATAY (SAWIRRO)

Roob aan dabayl iyo duufaan toona lahayn oo dadka iyo duunyaduba ku qabowsadeen ayaa ka da'ay maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sawirro ay Dal [...]
BOOSAASO: CABITAAN NAFAQAYSAN OO QABOW DALBO ADOO GURIGAAGA JOOGA (daawo)

BOOSAASO: CABITAAN NAFAQAYSAN OO QABOW DALBO ADOO GURIGAAGA JOOGA (daawo)

BOSAASO: ADOO GURIGAAGA AMA XAFIISKAAGA JOOGA DALBO CABITAAN NAFAQAYSAN | HALABUURE DHALINYARO AH OO HIRGALIYAY GANACSI AAN HOREY BOSSASO UGA JIRIN OO [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo loo sameeyay

Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo loo sameeyay

Golaha Wakiillada Dawlad Puntland ayaa dood-dheer ka dib qaadacay muddo kordhinta ay sameysteen Golayaasha Dawladda Federalka Soomaaliya ee wakhtigu [...]
Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal  kuwa kalena Magacaabay

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee Hay’adaha amniga Jubaland. [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
1 200 201 202 203 204 509 2424 / 6107 POSTS