Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal kuwa kalena Magacaabay

Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Taliyeyaal  kuwa kalena Magacaabay

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam ayaa isbadal ku sameeyay Taliyayaasha kala duwan ee Hay’adaha amniga Jubaland.

Wareegtada Madaxweynaha ayaa uqorneyd sidan:

1. Sareeye guuto Maxamed Cabdi Sheekh Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Jubaland.

2. Gaashanle sare Maxamed Guuleed Xasan Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Jubaland.

3. Maxamed Axmed Sabriye Agaasimaha Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka (JISA)

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com