Author: Xasan
-
Waa kuma Safiirka cusub ee badali doona Donald Yamamoto?
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Safiir cusub u soo magacaabo Soomaaliya, kaasoo bedelaya Donald Yamamoto oo howshiisa diblomaasiyadeed u soo dhamaatay. Safiirka cusub ee bedelaya Yamamoto ayaa lagu magacaabaa Lary Edward Andre, kaasoo ahaa Safiirka Jabuuti tan iyo sanadkii 2017. Lary ayaa sidoo kale Safiir kasoo noqday dalalka Mauritania iyo Koofurta Suudaan,…
-
Puntland oo baaq kasoo saartay colaada Sool
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa qoraal uu soo saaray ku baaqay in shuruud la’aan lagu joojiyo colaadda ka aloosan Dhabar-dalool ee gobolka Sool, islamarkaana labada dhinac ay nabadda ka shaqeeyaan. “Waxaan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Dhabar Dalool ee gobolka Sool inay si shuruud la’aan ah…
-
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.
-
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Xassan Heykal.
-
JIGJIGA: Shacabka oo Biyo la’aan ka cabanaya (daawo)
JIGJIGA: Shacabka waxa ay ka cabanayaan Biyo’alaan baahsan, Jirgaanka Biyaha waa 15 Riyaal oo lacagta Itoobiya ah | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa soojeedinaya.
-
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Buuhoodle idinkaga soo jeedinaya Axmed Maxamed Nadiif. Soogudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. GOLIS KU DOORO HAL-ABUUR IYO HORMAR JOOGTO AH.
-
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Amni ee magaalada Muqdisho (daawo)
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saaratay dhaqdhaqaqii xalay Muqdisho kasocday ee ciidamada amniga ay ka wadeen qeybo kamid ah gobolka Banaadir. Gudoomiye Xigeenka Amniga Gobolka Banaadir, Cali Yare ayaa Warbaahinta lahadlay. Dhegayso.
-
Dersiga Sadexaad ee Duruusta Ramadaanka & Sh Cabdishaafi Axmed Cali (daawo)
Dersiga Sadexaad ee Duruusta Ramadaanka Sh Cabdishaafi Axmed Cali Ka tegidda bilaa camalka iyo la saaxiibidda dadka hanka sare leh
-
Deni oo hortagaya Baarlamaanka Puntland Maalinta Sabtida ah
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Sabtida ah ee soo socota uu hortago Golaha Wakiilada Puntland. Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa qoraal uu u diray Xildhibaannada waxaa uu ku wargeliyay in sabtida ay u diyaar garoobaan Kulanka uu Golaha yeelanayao, isla markaana uu hor-imaanayo Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Deni ayaa lafilayaa…
-
DFS oo si adag uga jawaabtay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka
Warsaxaafadedka kasoo baxay DFS ayaa u qornaa sidan:- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku marin habaabinayaan sharciyada ay soo saaraan hay’adaha dowladda ee lagu ilaalinayo xuquuqda dimoqraadiyadda ee shacabka ee ay ku…
-
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan.