Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo loo sameeyay

HomeWararka

Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo loo sameeyay

Golaha Wakiillada Dawlad Puntland ayaa dood-dheer ka dib qaadacay muddo kordhinta ay sameysteen Golayaasha Dawladda Federalka Soomaaliya ee wakhtigu

Muxuu yahay heshiiska dhinacyada Amniga ah ee ay kala saxiixdeen Galmudug & Puntland ?
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaal beleedyo ka dhacay degaano ka tirsan gobalka Mudug

Golaha Wakiillada Dawlad Puntland ayaa dood-dheer ka dib qaadacay muddo kordhinta ay sameysteen Golayaasha Dawladda Federalka Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday.

Kulan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Puntland ayaa waxaa xaadiray 52 mudane, waxaana cod loo qaaday muddo kordhinta diiday 49 mudane hal Xildhibaan ayaa diiday halka ay ka aamuseen laba mudane.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: