Site icon Radio Daljir

Baarlamaanka Puntland oo cod u qaaday muddo kordhinta Farmaajo loo sameeyay

Golaha Wakiillada Dawlad Puntland ayaa dood-dheer ka dib qaadacay muddo kordhinta ay sameysteen Golayaasha Dawladda Federalka Soomaaliya ee wakhtigu ka dhammaaday.

Kulan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Puntland ayaa waxaa xaadiray 52 mudane, waxaana cod loo qaaday muddo kordhinta diiday 49 mudane hal Xildhibaan ayaa diiday halka ay ka aamuseen laba mudane.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

Exit mobile version