DOOLOW OO ROOBSATAY (SAWIRRO)

Roob aan dabayl iyo duufaan toona lahayn oo dadka iyo duunyaduba ku qabowsadeen ayaa ka da’ay maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Sawirro ay Daljir ka qaaday xiligii uu roobku da’ayay halkan hoose ka daalaco.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com