Author: Xasan

1 198 199 200 201 202 509 2400 / 6107 POSTS
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasa [...]
Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka

Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka

Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka. Golis Telecom Somalia Salaam Bank Puntland Ministry Of [...]
MUQDISHO: 170 Qoys oo deeq Raashin ah loo qeybiyay  (daawo)

MUQDISHO: 170 Qoys oo deeq Raashin ah loo qeybiyay (daawo)

Qoysas danyar ah oo kasoo barakacay Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay horay Daljir warbixin uga samaysay xaaladooda nololeed ayaa deeq Raashin ah la ga [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso oo fadlan na [...]
Wasaarada Caafimaadka Puntland: “Waxaan ka digeynaa oo marwalbana ku celcelinaa in aan bukaanka qaba Covid19 lagu heyn guryaha”

Wasaarada Caafimaadka Puntland: “Waxaan ka digeynaa oo marwalbana ku celcelinaa in aan bukaanka qaba Covid19 lagu heyn guryaha”

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa uqornaa sidan: Sidaad la wada socotaan waxaa weli lagu jiraa hirkii sadde [...]
Boosaaso: iskutashi bulsho oo lagu soo iibsanayo qalabka Ogsajiinta

Boosaaso: iskutashi bulsho oo lagu soo iibsanayo qalabka Ogsajiinta

Culimaa'udiinka Boosaaso ayaa bilaabay qorshe dhaqaale uruurin ah si looga baxo baahida Ogsajiin la,aanta oo ay dadbadan udhimanayaan. Sheekh Fu' [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Buuhoodle idinkaga so [...]
Madaxweyne Deni oo cafis madaxweyne u fidiyay Maxaabiis ku eedeesnaa dambiyo kala duwan

Madaxweyne Deni oo cafis madaxweyne u fidiyay Maxaabiis ku eedeesnaa dambiyo kala duwan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbu [...]
Dersiga 8’aad ee Duruusta Ramadaanta iyo Sh Cabdishaafi Axmed Cali  (daawo)

Dersiga 8’aad ee Duruusta Ramadaanta iyo Sh Cabdishaafi Axmed Cali (daawo)

Dersiga 8'aad ee Duruusta Ramadaanta iyo Sh Cabdishaafi Axmed Cali |Akhriska quraanka iyo sida naftu u jeclaysan karto Quraan Akhriska| https://w [...]
Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu oo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu oo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho, kaddib markii uu safar shaqo ku tagay Dalka Jamhuuri [...]
1 198 199 200 201 202 509 2400 / 6107 POSTS