Author: Xasan

1 196 197 198 199 200 509 2376 / 6107 POSTS
Jabuuti oo ka jawaabtay eedeyntii uga timid DFS

Jabuuti oo ka jawaabtay eedeyntii uga timid DFS

Dowladda Jabuuti ayaa si weyn uga jawaabtay hadalkii shalay kasoo yeeray Wasiirka warfaafinta xukuumadda xil gaarsiinta Cismaan Abuukar Dubbe ee ku aa [...]
Afarta Dugsi Sare ee caawa Tartan & Tacliin isku arki doona

Afarta Dugsi Sare ee caawa Tartan & Tacliin isku arki doona

Afar Dugsi Sare oo ku yaala gobolada Mudug, Nugaal, Bari iyo Sanaag ayaa caawa isku arki doona Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir | saada [...]
Dersiga ‘aad ee duruusta Ramadaanta & Sh Cabdishaafi Axmed Cali (daawo)

Dersiga ‘aad ee duruusta Ramadaanta & Sh Cabdishaafi Axmed Cali (daawo)

Dersiga 'aad ee duruusta Ramadaanta & Sh Cabdishaafi Axmed Cali | Fadliga bisha barakaysan ee Ramadaan leedahay| https://www.youtube.com/watch?v=ug [...]
Maxay ka wada hadlen Rooble iyo Saraakiisha ciidamada DFS? (daawo)

Maxay ka wada hadlen Rooble iyo Saraakiisha ciidamada DFS? (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo [...]
Maraykanka oo taageeray go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika

Maraykanka oo taageeray go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika

Xafiiska Arrimaha Afrika ee Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa taageeray go’aanka Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee ku cam [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Madar. Hoos kaga bogo. https://soundclou [...]
Tartan & Tacliin: Dugsiyadii ku tartamay iyo Natiijada cida ay raacday  (Warbixin)

Tartan & Tacliin: Dugsiyadii ku tartamay iyo Natiijada cida ay raacday (Warbixin)

Tartan & Tacliin, Dugsiyadii kutartamay iyo Natiijadii cida ay raacday waxaa warbixintan ka diyaariyay wariye Xasan Heykal. Daawo. https://www.you [...]
Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

Midowga Afrika ayaa cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka, sidoo kalena amray kormeer joogto ah iyo il-ku-hayn in lala [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Buhoodle. https://soundcloud.com/user-9 [...]
Wasiir Amina Cismaan: Haweenka & Siyaasadda, u qareemidda dhibbanayaasha & caqabadaha taagan (waraysi)

Wasiir Amina Cismaan: Haweenka & Siyaasadda, u qareemidda dhibbanayaasha & caqabadaha taagan (waraysi)

Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Marwo Aamina Cismaan Xaaji Jaamac oo aan ka waraysanay doorka haweenka iyo arrimaha siyaasadda, u qaree [...]
Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta  Garowe Covid-19” (daawo)

Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta Garowe Covid-19” (daawo)

Cabdirashiid Ciise Cabdi, Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Maalin walba 2qof [...]
1 196 197 198 199 200 509 2376 / 6107 POSTS