Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta Garowe Covid-19” (daawo)

Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe: “Maalin walba 2qof ayaa u dhinta  Garowe Covid-19” (daawo)

Cabdirashiid Ciise Cabdi, Afhayeenka Dowladda Hose ee degmada Garoowe oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in Maalin walba 2qof ay u dhintaan cudurka Covid-19

Bulshada ku dhaqan nawaaxiga Garowe ayuu ugu baaqay iney qaataan fariimaha wacyigalinta oo shacabku ay iska baaraan cudurka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com