Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

Midowga Afrika oo cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo

Midowga Afrika ayaa cambaareeyey muddo kororsiga Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka, sidoo kalena amray kormeer joogto ah iyo il-ku-hayn in lala beegto DFS.

War murtiyeedka Golaha Midowga Afrika ayaa lagu cambaareyn muddo kororsiga madaxweyne Farmaajo, lana sheegayin ay keeni karta dib-u-dhac doorasho, khalkhalna galinkarta nabadda, ammaanka iyo midnimada dalka.

Golaha MA ayaa amray in dedgeg loogu noqdo heshiiskii 17 Siteenbar 2020 oo ah bud-dhigga doorasho dalka si nabad ah uga qabsoonta.

Halkan hoose ka Akhriso.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com