Maxay ka wada hadlen Rooble iyo Saraakiisha ciidamada DFS? (daawo)

Maxay ka wada hadlen Rooble iyo Saraakiisha ciidamada DFS? (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga Caasimadda, xiligaan lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhegaystay Hay’adaha ammaanka warbixinno ku saabsan xaaladaha guud ee amniga caasimadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com