Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu oo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu oo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho, kaddib markii uu safar shaqo ku tagay Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.

labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal , ayadoo madaxweyne Farmaajo uu ka mahadceliyey dadaalada ay Soomaaliya ka wadaan Midowga Afrika.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com