MUQDISHO: Guddoomiye Degmo oo  qarax miino lagu dilay

HomeWararka

MUQDISHO: Guddoomiye Degmo oo qarax miino lagu dilay

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha Siyaasadda ee degmada Deyniile Cabdi Maxamed Maxamuud oo loo yiqiin Fidicow ayaa goor dhow lagu diley qarax miino oo

Afgambi Millateri oo markale ka dhacay Mali
Duqaymo lagu qaaday fariisimo Alshabaab leeyihiin
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobalka Mudug (Sawiro)

Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha Siyaasadda ee degmada Deyniile Cabdi Maxamed Maxamuud oo loo yiqiin Fidicow ayaa goor dhow lagu diley qarax miino oo lala eegtay gaarigiisa.

Qaraxan sidookale waxa uu waxyeelo ka soo gaay qaar kamid ah ilaalada la socotay guddoomiye ku xigeenka, kaas oo ka dhacay wadada Xaafada Daaru Salaam ee magaalada Muqdisho

Dhowaan ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu diley guddoomiyihii degmada Xamar Jajab halka uu sidoo kale ka badbaaday qarax miino xoghayaha degmada Deyniile.


Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: