Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobalka Mudug (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay waxgaradka gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada Gobolka Mudug. Kulanka ayaa looga hadlay amniga, nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan horumarka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Hiirshabeele Waare oo Maanta Gaaray Baladweyne
Warka Fiidnimo iyo Fadxi Aadan Cismaan, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay kor u qaaddo tayada caafimaad ee Xarumaha Karantiilka Cudurka COVID-19

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan qado ah kula yeeshay Isimada Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga hadlay amniga, nabadgelyada, dib-u-heshiisiinta iyo guud ahaan horumarka Gobolka Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: