Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Agoonta Caabudwaaq (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Agoonta Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay sldhigga Booliiska Degmada, sidoo kale-na dhagax dhiggay xarunta Agoonta Degmada Cabudwaaq. Kormeerka waxaa madaxweynaha ku wehlinayey Madaxweyne ku xigeenka, iyo wasiiradda wasaaradaha Amniga gudaha, iyo arrimaha Gudaha Galmudug.

FURSAD SHAQO WFP: Project Architect SC9, Garowe (162155)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Xilki ka qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay sldhigga Booliiska Degmada, sidoo kale-na dhagax dhiggay xarunta Agoonta Degmada Cabudwaaq.

Kormeerka waxaa madaxweynaha ku wehlinayey Madaxweyne ku xigeenka, iyo wasiiradda wasaaradaha Amniga gudaha, iyo arrimaha Gudaha Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: