Madaxweynaha Hiirshabeele Waare oo Maanta Gaaray Baladweyne

Madaxweynaha Hiirshabeele Waare oo Maanta Gaaray Baladweyne

Madaxweynaha Cusub ee dhawaan loo doortay Madaxtinimadda Maamulka Hiirshabeele ayaa gaaray Baladweyne ,iyado halkaa soo dhaweyn Balaaran loogu sameyeey.

Madaxweynaha Waxaa Ku waheliyeey Socdaalkiisa Baladweyne ,Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle, waxaana si weyn Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ugu soo dhaweeyay Maamulka gobolka, kan degmada, Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMIOSM ee ku sugan gobolka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyne Waare ayaa uga Mahadceliyeey shacabka Baladweyne sida wanaagsan ee Baladweyne ugu soo dhaweyeen maanta .isago shacabka ugu baaqay in Amaanka Gobalka laga shaqeeeyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com