Author: Xasan

1 150 151 152 153 154 509 1824 / 6107 POSTS
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo soo jeedinaysa Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dheg [...]
Xiliga ay dhacayso doorshada degmooyinka Qardho, Ufayn, iyo Eyl oo la shaaciyay (daawo)

Xiliga ay dhacayso doorshada degmooyinka Qardho, Ufayn, iyo Eyl oo la shaaciyay (daawo)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca ah ee degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufay [...]
BURTINLE: Nabadoonada  oo ka hadlay dabar goynta duurjoogta (daawo)

BURTINLE: Nabadoonada oo ka hadlay dabar goynta duurjoogta (daawo)

Odayaasha dhaqanka ee degmada Burtinle ayaa si kulul uga hadlay dabar goynta lagu hayo ugaarta, Nabadoon Xuseen Cabdiraxmaan oo mudo 50 sano kabadan [...]
Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Gaalkacyo idinkaga so [...]
Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay dhalinyarada lagu la’ yahay Eritrea

Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay dhalinyarada lagu la’ yahay Eritrea

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markale ka hadlay xaalada dhalinyarada lagu la’ yahay dalka Eritrea iyagoo walaac xoog leh ka muuji [...]
Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon doortay

Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon doortay

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xubnood ayaa waxaa xilka gudoomiyaha isku soo taagay Cabdikariim Muuse Maxamed, waxaana iyada oo aysan jirin cid la t [...]
James Swan oo dowladda Kenya kala hadlay Amniga Soomaaliya

James Swan oo dowladda Kenya kala hadlay Amniga Soomaaliya

Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa uu kulan kula qaatay Xoghayaha arr [...]
QARDHO: Booliiska oo gacanta ku dhigay rag dhacay Gaari nooca raaxada ah | daawo | dhegayso)

QARDHO: Booliiska oo gacanta ku dhigay rag dhacay Gaari nooca raaxada ah | daawo | dhegayso)

Taliska qaybta boliceka gobolka karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay gaari brobox ah oo dhowaan laga dhacay deegaanka Shire, iyaga oo sheegay in sharciga [...]
QARDHO MAANTA | (daawo | dhegayso)

QARDHO MAANTA | (daawo | dhegayso)

QARDHO: MAALGASHI AAD U BALAARAN OO AY SAMAYNAYAAN GANACSATADA REER PUNTLAND, BILICDA BUURAHA & BERIGA ISBARKAN IYO BOGCADA AY DHACDO OO AAN KA FO [...]
Ethiopia oo dhaqaale xumo awgeed u xireysa 30 safaaradood

Ethiopia oo dhaqaale xumo awgeed u xireysa 30 safaaradood

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in safaaraddo badan oo ay dowladiisu ku lahayd dalalka dibadda la xiri doono dhawaan. Abiy Ahme [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garowe inoo ka daadihinaya Xuseen C [...]
Daahfurka  wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Xarfo & Gaalkacyo (Sawirro)

Daahfurka wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Xarfo & Gaalkacyo (Sawirro)

Duqa Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aadan ayaa daahfuray maanta wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Gaalkacyo & Degmada Xarfo oo 85kmtr ah. [...]
1 150 151 152 153 154 509 1824 / 6107 POSTS