Author: Xasan

1 151 152 153 154 155 509 1836 / 6107 POSTS
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawayisn wanaagsan dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii caawa & daljir, waxaana caawa barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Xusee [...]
JIGJIGA: Cabashada shacabka iyo Biyo la’aanta magaalada (daawo | dhegayso)

JIGJIGA: Cabashada shacabka iyo Biyo la’aanta magaalada (daawo | dhegayso)

Cabashada shacabka iyo Biyo la'aanta magaalada ka jirta, Foostada biyaha waxa ay ka maraysaa 120 Riyaal | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Yamarti Yarxye a [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka habeenimo ee Radio Daljir waxaana soo jeedinaya weriye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo kasoo jeedinaya Daljir Garowe. [...]
Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? (daawo | dhegayso)

Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? (daawo | dhegayso)

Baardheere: Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? waa maxay halista ku gadaaman Biyaha webiga oo sidooda loo cabo? saamayn in [...]
BURTINLE: laamaha Amniga oo gacanta kusoo dhigay dad xasuuq ugeytay ugaartii deegaanka

BURTINLE: laamaha Amniga oo gacanta kusoo dhigay dad xasuuq ugeytay ugaartii deegaanka

laamaha Amniga oo gacanta kuso dhigay dad xasuuq ugeytay ugaartii deegaanka, iyagoo sheegay in la maxkamadeyn doono | Wariye Axmed Deeq ayaa soo jeed [...]
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble  & Wakiilada Beesha Caalamka ?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka ?

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada la [...]
Garowe: Wasaarada Haweenka Puntland oo shir la qaadatay dumarka u sharaxan baarlmaanka ladda Aqal (daawo)

Garowe: Wasaarada Haweenka Puntland oo shir la qaadatay dumarka u sharaxan baarlmaanka ladda Aqal (daawo)

Wasaarada Haweenka Puntland oo shir la qaadatay haweenka u sharaxan baarlmaanka ladda Aqal, balan qaadana u samaysay | Wariye Xasan Baashe ayaa soo j [...]
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya Xaawo Axmed Maxamed. [...]
Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Jubbaland?

Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Jubbaland?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedk Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyay shirka golaha amniga heer Dowlad Goboleed. Sh [...]
BILCIL HOSPITAL CARMO: FARRIINTA WACYIGELINTA CUNTOOYINKA LAFAHA  ADKEEYA

BILCIL HOSPITAL CARMO: FARRIINTA WACYIGELINTA CUNTOOYINKA LAFAHA ADKEEYA

BILCIL HOSPITAL CARMO: FARRIINTA WACYIGELINTA CUNTOOYINKA LAFAHA ADKEEYA. WAA FARRIIN IDIIN KATIMID ISBITAALKA LAFAHA BURBURAY & DHAAWACYADA HALISTA [...]
Guddiga doorashada maamulka K/galbeed oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen

Guddiga doorashada maamulka K/galbeed oo doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen

Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer Dowlad goboleed ee Koofurgalbeed ayaa maanta ka dhacday magaalada [...]
DFS oo ka hadashay xiisad ka jirta magaalada Beledweyne

DFS oo ka hadashay xiisad ka jirta magaalada Beledweyne

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Somalia Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka hadlay xiisad ka jirta magaalada Beledweyne ee [...]
1 151 152 153 154 155 509 1836 / 6107 POSTS