Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Wakiilada Beesha Caalamka ?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble  & Wakiilada Beesha Caalamka ?

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan looga hadlay horumarrada laga sameeyay arrimaha doorashooyinka dalka iyo heshiiskii madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka ku gaareen magaaladda Muqdisho.

Dhegayso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com