QARDHO: Booliiska oo gacanta ku dhigay rag dhacay Gaari nooca raaxada ah | daawo | dhegayso)

QARDHO: Booliiska oo gacanta ku dhigay rag dhacay Gaari nooca raaxada ah | daawo | dhegayso)

Taliska qaybta boliceka gobolka karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay gaari brobox ah oo dhowaan laga dhacay deegaanka Shire, iyaga oo sheegay in sharciga la horgayndoono dadkii dhacaas ka dameeyay.
Taliska Qaybta Booliska Gobolka karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay gaari brobox ah oo dhowaan laga dhacay deegaanka Shire, iyaga oo sheegay in sharciga la horgeyn doono dadkii dhacaas ka dambeeyay.

Dhegayso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com