Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon doortay

Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon doortay

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xubnood ayaa waxaa xilka gudoomiyaha isku soo taagay Cabdikariim Muuse Maxamed, waxaana iyada oo aysan jirin cid la tartantay oo ku guuleystay guddoomiyaha Gudiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland, isaga oo helay 11 Cod.

Xilka jagada guddoomiye ku xigeenka Gudiga ayaa waxa isku soo sharaxay Caynaanshe Yuusuf Xuseen,, waxaana , iyada oo aysan jirin musharax kale oo kula tartamay jagaadan uu helay 11 Cod, isaga oo noqday Guddoomiye kxuigeenka Gudiga doorashooyinka Maamulka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com