Daahfurka wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Xarfo & Gaalkacyo (Sawirro)

Daahfurka  wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Xarfo & Gaalkacyo (Sawirro)

Duqa Gaalkacyo Maxamuud Cabdinuur Aadan ayaa daahfuray maanta wajiga 2aad ee dhismaha laamiga iskuxira Gaalkacyo & Degmada Xarfo oo 85kmtr ah.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com