Author: MCI

1 201 202 203 204 205 220 2436 / 2631 POSTS
Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiim Xuseen oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala [...]
Golaha wasiirada Soomaaliya oo xilka qaadis sameeyey (dhegayso)

Golaha wasiirada Soomaaliya oo xilka qaadis sameeyey (dhegayso)

Golaha wasiirada Soomaaliya oo kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa uga hadlay qodobo kalle duwan oo ay ka mid yihiin arimaha a [...]
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed muxuu ka yiri mowshinka Baydhabo?

Madaxwaynaha Koonfur Galbeed muxuu ka yiri mowshinka Baydhabo?

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay mowshin la sheegay xildhibaano katirsan Koonfur Ga [...]
Madaxwaynaha Jubaland oo ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka Kismaayo

Madaxwaynaha Jubaland oo ku dhawaaqay xilliga uu furmayo shirka Kismaayo

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay shirka lagu wado inuu kafurmo magaalada Kismaayo ee xarunt [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso  (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossaaso, [...]
Madaxwayne Farmaajo oo si heer qaran loogu soo dhoweeyey Suudaan (sawiro)

Madaxwayne Farmaajo oo si heer qaran loogu soo dhoweeyey Suudaan (sawiro)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jiray oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray caasum [...]
Maxaa kusoo beegay deeqda Sacuudiga xiligaan ee Soomaaliya (dhegayso)

Maxaa kusoo beegay deeqda Sacuudiga xiligaan ee Soomaaliya (dhegayso)

Dowladda Sacuudiga ayaa konton milyan oo doolar ugu deeqday dowladda faderaalka Soomaaliya , xilli ay wali Soomaaliya ku taagantahay mowqifkii dhexdhe [...]
Wasiirka Khayraadka & Shidaalka  oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

Wasiirka Khayraadka & Shidaalka oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

Guddiga khayraadka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha Aqalka Sare ayaa su'aallo ku Saabsan heshiisyada shidaal ee dalka waydiiyay wasiirka [...]
Dowladaha Soomaaliya iyo Germany oo heshiis cusub gaaray (dhegayso)

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany oo heshiis cusub gaaray (dhegayso)

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany ayaa gaaray heshiis ku'aadan qorsheyaal horumarineed oo dowladda Germany ay ka fulinayso Soomaaliya, kadib wafdi bala [...]
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha [...]
Mowshin siyaasadeed oo xilka looga qaadayo Shariif Xasan oo kasocda Baydhabo (dhegayso)

Mowshin siyaasadeed oo xilka looga qaadayo Shariif Xasan oo kasocda Baydhabo (dhegayso)

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo ay wadaan xildhibaano katirsan baarlamaanka maamulka Koonf [...]
Madaxwayne Farmaajo iyo wafdigii ugu balaarnaa oo Suudaan u dhoofay

Madaxwayne Farmaajo iyo wafdigii ugu balaarnaa oo Suudaan u dhoofay

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigiii ugu balaarnaa ee uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay wadan [...]
1 201 202 203 204 205 220 2436 / 2631 POSTS