Madaxwayne Farmaajo iyo wafdigii ugu balaarnaa oo Suudaan u dhoofay

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo iyo wafdigii ugu balaarnaa oo Suudaan u dhoofay

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigiii ugu balaarnaa ee uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay wadan

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Shacabka Kunool Degmada Shaxda oo Codsi u Diray Dowladda Puntland (dhegayso)
Puntland oo mamnuucday furitaanka xafiisyo siyaasadeed illaa iyo inta lagu heshiinayo hannaanka doorasho ee dalka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigiii ugu balaarnaa ee uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay wadanka Suudaan.

Wafdiga oo ay ka mid yihiin xildhibaano katirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro, saraakiil iyo wariyeyaal ayaa waxaa booqashadooda ay salka ku haysaa kadib casuumaad uu maadxwaynaha Suudaan uu u fidiyay dhigiisa Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu la kulmo madaxwaynaha Suudaan iyo ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan, tan iyo markii xilka uu qabtay madaxwaynaha waxaa uu booqasho ku tagay dalalka Kenya, Itoobiya, Sacuudi Carabiya, Uganda iyo Imaaraatka Carabta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: