Mowshin siyaasadeed oo xilka looga qaadayo Shariif Xasan oo kasocda Baydhabo (dhegayso)

Mowshin siyaasadeed oo xilka looga qaadayo Shariif Xasan oo kasocda Baydhabo (dhegayso)

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo ay wadaan xildhibaano katirsan baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay xilka kaga qaadayaan maadxwaynaha maamulkaasi.

Sida wararku ay sheegayaan xildhibaanada ayaa u balamay bishaan 14keeda inay isugu yimaadaan kulan ay mowshin uga qaadayaan madaxwayne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay u midoobeen sidii ay xilka kaga qaadi lahaayeen madaxweynaha Shariif Xasan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com