Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)

HomeWararka

Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)

Shirkan oo ay kaso qayb galeen waxgaradka iyo Aqoonyahanada degaanada Caluula iyo kalabayr ayaa looga hadlayaay sidii loo dhisi lahaa wadada la dhaga

Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya
Guddiga doorashooyinka oo bilaabey kulamo la xiriira doorashada soo socota
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo uga bilaabanayaan dalka Kuwait

Shirkan oo ay kaso qayb galeen waxgaradka iyo Aqoonyahanada degaanada Caluula iyo kalabayr ayaa looga hadlayaay sidii loo dhisi lahaa wadada la dhagax dhigay ee Caluula iyo kalabayr ,taas oo dadka degaanka Baahi u qabaan.

Guddoomiyaha degmadda Ufayn ee Gobalka Bari Cali jaamac Jabiriil Muuse oo Radio daljir la hadlay ayaa ka hadlay shirka maanta ka furmay Bosaaso iyo ujeedkiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: