Madaxwayne Farmaajo oo si heer qaran loogu soo dhoweeyey Suudaan (sawiro)

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo si heer qaran loogu soo dhoweeyey Suudaan (sawiro)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jiray oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray caasumadda Suudaan ee Khartuum. Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka, madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, socdaalka oo qaadan doona laba cisho ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta xiriirka labada dal, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

Dersiga 5’aad ee Duruusta Ramadaanta iyo Sh cabdishaafi Axmed Cali (daawo)
Musharax Madaxwayne Puntland Cartan Bardacad “Waxaan doonaya isbadal xasiloon
President Hassan is a threat to Puntland security, said Puntland Minister of Information

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jiray oo maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray caasumadda Suudaan ee Khartuum.

Madaxwaynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka, madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir, socdaalka oo qaadan doona laba cisho ayaa waxaa looga hadlayaa xoojinta xiriirka labada dal, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: