Author: MCI

1 200 201 202 203 204 220 2424 / 2631 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso [...]
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illa [...]
Xaaladda dadka dhimirka la’ ee caalamka oo maanta la xusay (dhegayso)

Xaaladda dadka dhimirka la’ ee caalamka oo maanta la xusay (dhegayso)

Maanta ayaa caalamka laga xusayaa maalinta caalamiga ee dadka dhimirka la' ee adduunka, dadka dhimirka la' ayaa caalamka kusoo badanaya kuwaasi oo ka [...]
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha

Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa maanta soo bandhigay tirada guud ee codbixiyeyaasha doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee 13ka November [...]
Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xuseen Madar oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsa [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste ha illaa [...]
Diyaarad Qaad oo lagu rasaaseeyey Xudur, Bakool

Diyaarad Qaad oo lagu rasaaseeyey Xudur, Bakool

Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa ku waramaya in la rasaaseeyey diyaarad qaad kasoo qaaday dalka Kenya oo soo caga [...]
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Zubayr Shiikh Cabdi, xarunta Daljir Gaalkacyo Dhegayste ha [...]
Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda Waddooyinka

Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda Waddooyinka

Madaxwaynaha Dowladda Puntland ayaa magacaabay agaasimaha cusub ee hay'adda wadooyinka Puntland ee (PHA), kadib xilka qaadis uu ku sameeyay guddoomiyi [...]
Guddiyada Dastuurka ee Baarlamaanka oo Qaaddacay Shirka Dib-u-eegista Dastuurka ee Berri

Guddiyada Dastuurka ee Baarlamaanka oo Qaaddacay Shirka Dib-u-eegista Dastuurka ee Berri

Guddiyada dastuurka ee labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaadacay ka qaybgalka shirwaynaha qaran ee dib u eegista dastuurka Soomaaliya oo ay [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsa [...]
Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiisyo kala saxiixday (sawiro)

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiisyo kala saxiixday (sawiro)

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo ay kulamo ugu socdeen magaalada Khartuum ee caasumada dalkaasi ayaa heshiisyo kalle duwan saxiiday, kuwaasi oo ay [...]
1 200 201 202 203 204 220 2424 / 2631 POSTS