Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha

Guddiga doorashooyinka ee Somaliland ayaa maanta soo bandhigay tirada guud ee codbixiyeyaasha doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee 13ka November qabsoomi doonta.

Tirada codbixiyeyaasha sandkan ee qaatay kaararka codbixinta ayaa lagu sheegay 704,089,waxaana doorashooyinka ay ka dhici doonaan sida la qorsheeyey gobolada Somaliland iyo Sool, Sanaag iyo Cayn oo Puntland iyo Somaliland dhowr jeer oo hore ay ku dagaalameen.

Hoos ka akhriso shaxda guddiga uu soo saaray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com