Wasiirka Khayraadka & Shidaalka oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

Wasiirka Khayraadka & Shidaalka  oo su’aallo laga waydiiyay heshiisyada shidaal ee dalka (dhegayso)

Guddiga khayraadka kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Golaha Aqalka Sare ayaa su’aallo ku Saabsan heshiisyada shidaal ee dalka waydiiyay wasiirka wasaaaradaasi, kadib markii maanta uu hortagay aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kalle wasiirka ayaa la waydiiyay kaydka shidaal ee dalka iyo meelaha uu kujiro.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabduqaadir Irshaad ayaa warbixintaan inoo faahfaahinaya, hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com