Author: MCI

1 203 204 205 206 207 220 2460 / 2631 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Bukaanada HIV-Aids ee Puntland oo dallad cusub samaystay (dhegayso)

Bukaanada HIV-Aids ee Puntland oo dallad cusub samaystay (dhegayso)

Waxaa maanta magaalada Garoowe kadhacday munaasabad balaaran oo lagu daah furayay dallad cusub oo ay ku midaysanyihiin bukaanada qaba xanuunka HIV aid [...]
Guddiga doorashada madaxwaynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Guddiga doorashada madaxwaynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee dhowaan xilka ka qaaday madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay guddi cusub oo doorasho oo ka shaqayn do [...]
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cumar Lakiman, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegayste ha illa [...]
Ciidamadii Cadaado ku sugnaa oo banaanka looga saaray magaalada

Ciidamadii Cadaado ku sugnaa oo banaanka looga saaray magaalada

Ciidamada kalle duwan ee muddooyinkii ugu dambeeyey soo gaarayay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa dibadda loo saaray. Sid [...]
3-Carruur oo ku dhaawacmay qarax kadhacay duleedka Muqdisho

3-Carruur oo ku dhaawacmay qarax kadhacay duleedka Muqdisho

Sadex carruur ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen xero ay daganyihiin dad barakacayaal ah oo ku taala duleedka Muqdisho duhurnimadii maanta [...]
Raysal wasaare Khayre oo xariga ka jaray saldhiga wayn ee Turkiga

Raysal wasaare Khayre oo xariga ka jaray saldhiga wayn ee Turkiga

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray saldhiga Turkiga ee magaalada Muqdisho. Munaasbadd [...]
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan ku soo dhawaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. Dhegayste ha illaawin [...]
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo AMISOM kala hadlay shilalka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo AMISOM kala hadlay shilalka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM oo uu kala hadlay shilalka kadhaca mag [...]
Xiisad kajirta Cadaado

Xiisad kajirta Cadaado

Xiisad siyaadeed ayaa ka jirta magalaada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug, iyadoona madaxwaynaha xilka laga qaaday ee Xaaf uu amar kusoo ro [...]
Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray Suuriya

Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray Suuriya

Madaxwaynayaasha dalalka Ruushka iyo Mareykanka ayaa gaaray heshiis ku aadan xaaladda cakiran ee wadanka Suuriya ka taagan. Labada madaxwayne ayaa [...]
Wasiir Siciid M. Raage: “Ma Jirto Guryo loo Burburinayo Dhismaha Dekedda Bosaso” (dhegayso)

Wasiir Siciid M. Raage: “Ma Jirto Guryo loo Burburinayo Dhismaha Dekedda Bosaso” (dhegayso)

Wasiirka dekedaha, gaadiidka badda iyo la dagaalanka burcadbadeeda Puntland Eng. Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay inuu jirin qorshe ay ku doonayaan i [...]
1 203 204 205 206 207 220 2460 / 2631 POSTS