Guddiga doorashada madaxwaynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga doorashada madaxwaynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee dhowaan xilka ka qaaday madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay guddi cusub oo doorasho oo ka shaqayn doona doorashada xilka madaxwaynaha Galmudug. Go’aankan ayay xildhibaanadu kasoo saareen kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado, inkkastoo madaxwayne Xaaf uu sharci darro ku tilmaamay tilaabadii baarlamaanka ay horay xilka uga qaadeen. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cfd2aa020100050135d5d5/Warbixin+Guddiga+Doorashada+Madaxwaynaha+Galmudug+oo+la+magacaabay+iyo+Xildhibaanada+cadaado+joogo+oo+la+eedeeyay.mp3

Guddoomiyaha degmadda Xarfo oo sheegay inuu xanuunka COVID-19 uu saamayn ku yeeshay Bulshadda (dhegayso)
SIDA GANACSIGEEDU U MUUQAAL YARYAHAY UMA MACMIIL YARA! |dhegayso| daawo)
Madaxwaynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray shacabka

Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ee dhowaan xilka ka qaaday madaxwaynaha Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay guddi cusub oo doorasho oo ka shaqayn doona doorashada xilka madaxwaynaha Galmudug.

Go’aankan ayay xildhibaanadu kasoo saareen kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado, inkkastoo madaxwayne Xaaf uu sharci darro ku tilmaamay tilaabadii baarlamaanka ay horay xilka uga qaadeen.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: