Bukaanada HIV-Aids ee Puntland oo dallad cusub samaystay (dhegayso)

Waxaa maanta magaalada Garoowe kadhacday munaasabad balaaran oo lagu daah furayay dallad cusub oo ay ku midaysanyihiin bukaanada qaba xanuunka HIV aids ee ku nool Puntland.

Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii munaasbadda ka qaygalay xarigana ka jaray daladda cusub, waxaana daladda qayb ka qaadan doontaa sidii loogu qareemi lahaa dadka qaba xanuunka HIV aids ee Puntland oo mararka qaar dhibaatooyin kala kulmay bulshada oo inta badan faham qaldan ka qaba bukaanada cudurka la nool.

Hoos kadhegayso warbixinta.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com