Xiisad kajirta Cadaado

HomeWararka

Xiisad kajirta Cadaado

Xiisad siyaadeed ayaa ka jirta magalaada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug, iyadoona madaxwaynaha xilka laga qaaday ee Xaaf uu amar kusoo ro

Farmaajo: Siyaasiyiinyta caraysan waa kuwii ruqsadda shalay siiyay shirkadaha shidaalka baaray
Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)
Magaaladda Muqdisho xalay lagu soo gabagabeyaay Maalinta Haweenka

Xiisad siyaadeed ayaa ka jirta magalaada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug, iyadoona madaxwaynaha xilka laga qaaday ee Xaaf uu amar kusoo rogay diyaaradaha Muqdisho ka imaanaya inaanay ka degi karin magaalada Cadaado marka laga reebo kuwa QM iyo AMISOM ay leeyihiin.

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inaan maanta la furin goobihii ganacsiga ee magaalada, waxaana sidoo kalle la dareemayaa dhaqdhaqaaqyo ciidamo iska soo horjeeda ay ka wadaan magaalada Cadaado.

Xildhibaanadii baarlamaanka Soomaaliya ee labada aqal ee horay u gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegay inay kusoo fashilmeen wadahadladii ay ka dhexwadeen maamulka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: