Dowladaha Soomaaliya iyo Germany oo heshiis cusub gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany oo heshiis cusub gaaray (dhegayso)

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany ayaa gaaray heshiis ku’aadan qorsheyaal horumarineed oo dowladda Germany ay ka fulinayso Soomaaliya, kadib wafdi balaaran oo kasocda wasaaradda qorshaynta oo wadankaasi gaaray. Heshiiska ayaa waxaa ka mid ah maalgashi inuu Germany ku samaysto Soomaaliya. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d51a36050100671ce51339/war+Heshiis+jarmarka+++iyo+soomaaliya+.mp3

Maydadka duqayn diyaaradeed oo kadhacday Shabeelada hoose oo la geeyey Muqdisho
Duqa Gaalkacayo oo ka jawabay eedayn uga timid Xildhibanada Golaha degaanka Gaalkacyo (dhegayso)
Wasiir kuxigeenka Haweenka Puntland: “Laascanood waa inaan garabistaagnaa”

Dowladaha Soomaaliya iyo Germany ayaa gaaray heshiis ku’aadan qorsheyaal horumarineed oo dowladda Germany ay ka fulinayso Soomaaliya, kadib wafdi balaaran oo kasocda wasaaradda qorshaynta oo wadankaasi gaaray.

Heshiiska ayaa waxaa ka mid ah maalgashi inuu Germany ku samaysto Soomaaliya.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: