Author: MCI

1 183 184 185 186 187 220 2220 / 2631 POSTS
Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

Boocame : Cunug lix jir ah iyo dadwaawayn oo u geeriyooday cudurka jadeecada (dhegayso)

Degmada Boocame ee gobolka Sool ayaa wararku ay sheegayaan dad badan inay kusoo ridatay cudurka jadeecada, sadex qof oo uu ku jiro wiil lix jir ah aya [...]
Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)

Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)

Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya  Mr. Qin Jian oo kula kulmay magaalada Madaxda Puntland masuuliyiinta sare ee dowladdaayaa sheegay in booqas [...]
Madaxwayne Farmaajo oo u ambabaxay wadanka Imaaraatka

Madaxwayne Farmaajo oo u ambabaxay wadanka Imaaraatka

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Abu Dubai ee wadanka Isutagga Imaaraatka Ca [...]
Xisbiga Zanu-PF ee Zimbabwe oo xilkii ka qaaday Mugabe

Xisbiga Zanu-PF ee Zimbabwe oo xilkii ka qaaday Mugabe

Xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee Zanu PF ayaa xilkii ka qaaday Robert Mugabe, kadib kulan ay yeesheen, waxaana hogaamiyaha xisbiga loo magacaabay [...]
ONLF oo soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka ee kiiska Qalbi-dhagax (dhegayso)

ONLF oo soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka ee kiiska Qalbi-dhagax (dhegayso)

Jamhadda ONLF ayaa soo dhoweysay go'aankii baarlamaanka Soomaaliya ay ka qaateen Cabdikariin Sheekh  Muuse Qalbi-dhagax, waxaana uu ku tilmaamay mid u [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 31aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 31aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 30aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a119c3c01010060cade987e/S [...]
Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamuud Fantastic (dhegayso)

Maanka Dadwaynaha ee Daljir iyo Maxamuud Fantastic (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo maanta xiisa gaar ah xambaarsan. Waana mar kale iyo Maxamuud F [...]
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee [...]
Khilaaf ka taagan magacaabista golaha wasiirada Hirshabeelle (dhegayso)

Khilaaf ka taagan magacaabista golaha wasiirada Hirshabeelle (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hiirshabeelle ayaa kulan ay layeesheen madaxwayne Maxamed Cabdi Waare isku afgaran waayay tirada soo magacaabista [...]
Madaxwaynaha Somaliland” Waan ka xunahay iyadoo natiijada lagu dhawaaqin inay dhacaan dibadbaxyo” (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland” Waan ka xunahay iyadoo natiijada lagu dhawaaqin inay dhacaan dibadbaxyo” (dhegayso)

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray hadal u muuqday inuu ku dajinayo xiisadda ka dhalatay doorashooyinkii kadhaca [...]
Madaxwaynaha Zimbabwe oo maanta laga sugayo go’aanka mustaqbalkiisa

Madaxwaynaha Zimbabwe oo maanta laga sugayo go’aanka mustaqbalkiisa

Madaxwaynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa laga sugyaa maanta inuu kasoo baxo go'aanka mustaqbalkiisa siyaasadeed iyadoona wadahadalo ay la leeyih [...]
Gen Morgan: “Waan noolahay warka layga baahiyay waa been” (dhegayso)

Gen Morgan: “Waan noolahay warka layga baahiyay waa been” (dhegayso)

Gen. Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay warar lagu faafiyay baraha bulsha [...]
1 183 184 185 186 187 220 2220 / 2631 POSTS