Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)

Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya  Mr. Qin Jian oo kula kulmay magaalada Madaxda Puntland masuuliyiinta sare ee dowladdaayaa sheegay in booqashadiisu ay la xiriirto mashaariic horumarineed oo dowladda Shiinaha ay ka fulinayso gudaha Puntland.

Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay arimaha Shiinaha uu ka qaybqaadanayo inay ka mid yihiin wadada isku xirta Eyl iyo Garoowe, garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, waddooyinka kale oo Puntland ku yaala iyo arimo kalle.

Hoos kadhegayso

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

5 responses to “Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)”

  1. Shidaalka shidaalka Hala soo saaro

  2. Horuminta kaluumsydiga iyo kheyraadka bada

  3. Dhisida warshado kaluunka

  4. Mashaariicda biyaha iyo Tamara

  5. Puntland Waa in ay shiinaha laga Shaa. Heshiis shidaalka Loo soo saari lahaa iyo macdanta iyo madhasriicda balaarinta biyaha iyo Tamara

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com