ONLF oo soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka ee kiiska Qalbi-dhagax (dhegayso)

ONLF oo soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka ee kiiska Qalbi-dhagax (dhegayso)

Jamhadda ONLF ayaa soo dhoweysay go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ay ka qaateen Cabdikariin Sheekh  Muuse Qalbi-dhagax, waxaana uu ku tilmaamay mid u qalma umadda Soomaaliyeed.

Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge ayaa sidaasi u sheegay saxaafadda.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com