Khilaaf ka taagan magacaabista golaha wasiirada Hirshabeelle (dhegayso)

HomeWararka

Khilaaf ka taagan magacaabista golaha wasiirada Hirshabeelle (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hiirshabeelle ayaa kulan ay layeesheen madaxwayne Maxamed Cabdi Waare isku afgaran waayay tirada soo magacaabista

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Soomaaliya oo heshiisyo la gashay shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil
GOBOLKA SOOL: GEELLA & GEELJIRAHA | Baarqabka Geella waxaa loogu dooraa hiddaraaca ama in Hashii dhashay Caannobadnayd (daawo)

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hiirshabeelle ayaa kulan ay layeesheen madaxwayne Maxamed Cabdi Waare isku afgaran waayay tirada soo magacaabista golaha wasiirada ee maamulkaas.

Wararka ayaa sido kale sheegaya in xildhibaanada barlamaanka ay doonayaan inay kamid noqdaan golaha wasiirada ee lafilaayo in dhawaan uu ku dhawaaqo madaxwaynaha Hiirshabeelle.

Xildhibaan Maxamuud Bashiir Qaasim oo ka qaybgalay kulanka ayaa Radio Daljir uga xog waramay asagoo sheegay in loobaahan yahay in lasoo koobo golaha wasiirada 

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay waydiiyayna kulankooda iyo wax uu ku saabsanaa ?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: