Gen Morgan: “Waan noolahay warka layga baahiyay waa been” (dhegayso)

Gen Morgan: “Waan noolahay warka layga baahiyay waa been” (dhegayso)

Gen. Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo la xiriirta noloshiisa.

Waxaa uu sheegay inuu nool yahay oo ay been tahay, wararka la geliyay baraha bulshada ee lagu sheegayo inuu geeriyooday.

Gen. Moorgan ayaa sheegay inuu isagu sugayo waqtigiisa qof walbana uu leeyahay wixii uu shaqaystay.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com