Author: MCI

1 185 186 187 188 189 220 2244 / 2631 POSTS
Maamulka degmada Bossaso iyo dhalinyaro iskood isku xilqaamay oo olole nadaafadeed ka sameeyay xeebta magaalada Bossaso (dhegayso)

Maamulka degmada Bossaso iyo dhalinyaro iskood isku xilqaamay oo olole nadaafadeed ka sameeyay xeebta magaalada Bossaso (dhegayso)

Maamulka degmada Bosaso iyo dhalinyaro iskood isku xilqaamay ayaa maanta oo Jimce ah olole nadaafadeed ka fuliyay xeebta magaalada Bosaso oo jimcihii [...]
Maanhadal: Dhalinyarada isxilqaamay ee ka kacday Puntland (dhegayso)

Maanhadal: Dhalinyarada isxilqaamay ee ka kacday Puntland (dhegayso)

Waxaa muddooyinkii u dambeeyey deegaamada Puntland ku baahayay dhalinyaro si iskood ah isku xilqaamay kuwaasi oo ka shaqaynaya bilicda magaalooyinka a [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso Ka soo jeedinaya weriy [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)

Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Sharma’arke Claahi Cali oo ah aqoonyahan da’yar oo wax ku bartay dalalka Somaliya, [...]
81-Arday oo ka qalinjabiyay jaamacadda Bariga Afrika ee Qardho (dhegayso)

81-Arday oo ka qalinjabiyay jaamacadda Bariga Afrika ee Qardho (dhegayso)

81-arday oo ka qalinjabiyay jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Qardho ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadooyin, waxaana xaflad wayn oo kadhacday m [...]
Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo walaac ka muujiyay doorashooyinka Somaliland (dhegayso)

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo walaac ka muujiyay doorashooyinka Somaliland (dhegayso)

Musharaxa xibsiga Wadani ee madaxtinimada Somaliland ayaa ka hadlay doorashooyinkii kadhacay deegaamada Somaliland iyo rabshadaha ka bilowday magaaloo [...]
Rabshado kadhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer

Rabshado kadhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer

Wararka ka imaanaya magalaada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa sheegaya rabshado inay ka dhaceen magaalada kadib markii ay iska ho [...]
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Puntland?

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Puntland?

Golaha wasiirada ee Puntland oo kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay madaxtooyada Garoowe ayaa diiradda lagu saaray arimaha ammaanka, howlgalada ka dha [...]
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya cXakiin Xuseen Xasan, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe [...]
Kormeerayaasha Caalamiga ee jooga doorashada Somaliland oo sheegay khaladaad jira

Kormeerayaasha Caalamiga ee jooga doorashada Somaliland oo sheegay khaladaad jira

Kormeerayaasha caalamiga ee ku sugan magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegay inay jiraan khaladaad yar oo ka jira doorashooyinka Somalil [...]
Xisbiga Wadani: “Doorasho xor iyo xalaal ah kama dhicin Somaliland” (dhegayso)

Xisbiga Wadani: “Doorasho xor iyo xalaal ah kama dhicin Somaliland” (dhegayso)

Guddoomiyeyaasha xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa eedeeyey guddiga doorashooyinka ee Somaliland, iyagoona ku dhaliilay warqado been abuur ah oo lagu [...]
1 185 186 187 188 189 220 2244 / 2631 POSTS