Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa todobaadkan marti u ah Sharma’arke Claahi Cali oo ah aqoonyahan da’yar oo wax ku bartay dalalka Somaliya, Ugandha iyo Turkiga, bartayna cilmiga maamulka iyo hormarinta ganacsiga, taas kasowna waa qoraa oo dhawaan ayuu magaaladatan Bossaso waxa uu kusoo bandhigay  buug uu qoray.

Waxaana qoraagu uu si durugsan barnaamijkan ugu falanqaynayaa ahmiyadda ballaaran ee aqoontu u leedahay nolosha iyo jiritaanka bulsho kasta, siiba bulshada Somalida oo la sheego inaysan inta badan waxna qorin waxna akhrin, si gaar ahna caqabadaha ay la kulmaan ganacsatada la nool wacyiga caynkaas ah ee la xiriira dhanka fahanka ganacsi iyo xisaabaadka ee asaasiga u ah goobaha ganacsiga, kuwaas oo ah arrimaha uu diiradda saarayo buugga uu sharma’arke dhawaan soo bandhigay.

Hoos ka dhegayso barnaamijka oo dhameystiran


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Martisoor: Qoraa Sharmaarke Cabdulaahi Cali iyo Xisaabaadka Ganacsiga (dhegayso)”

  1. maxamed farax

    fadlan xagaan ka hile karaa boogaan qiimaha booga waa imisa

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com