81-Arday oo ka qalinjabiyay jaamacadda Bariga Afrika ee Qardho (dhegayso)

81-arday oo ka qalinjabiyay jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Qardho ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadooyin, waxaana xaflad wayn oo kadhacday magaalada Qardho ee shahaado guddoonsiinta ka qaybgalay madaxwayne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Camey,

Maxamuud Fantastic ayaa faahfaahinaya warbixinta

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com