Author: MCI

1 148 149 150 151 152 220 1800 / 2631 POSTS
Xeerka Ciqaabta ee Kufsiga oo laga dhaqangelinayo Puntland (dhegayso)

Xeerka Ciqaabta ee Kufsiga oo laga dhaqangelinayo Puntland (dhegayso)

Kulankan ay wasaarada Cadaalada Puntland ku qabatay Galkacyo ayaa ku saabsanaa dhaqangalinta heerka ciqaabta kufsiga waxaana ka qaybgalay wasiirka cad [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Abaarta gobolada Haylan iyo Sanaag oo sii xoogaysatay (dhegayso)

Abaarta gobolada Haylan iyo Sanaag oo sii xoogaysatay (dhegayso)

Qaybo badan oo ka mid ah gobolada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaar daran oo samaayn ku yeelatay dadka iyo duunyada, kadib m [...]
Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah arday dhigta iskuul  kuyaala magaalada Jowhar ayaa diiday xil loo magacaabay kaaso ah gudoomiye kuxigeenka deegaa [...]
Baarlamaanka Soomaaliya oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay joojiyaan faragalinta mowshinka

Baarlamaanka Soomaaliya oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay joojiyaan faragalinta mowshinka

Mudanayaal katirsan golaha baarlamaanka Soomaaliya ee mowshinka ka keenay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa dal [...]
Wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya oo shir uga qaybgalay Rwanda

Wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya oo shir uga qaybgalay Rwanda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeyb galay Magaalada Kig [...]
Dooni ganacsi oo ku gubatay dekedda Bosaso

Dooni ganacsi oo ku gubatay dekedda Bosaso

Waxaa maanta uu dab qabsaday dooni ganacsi oo ka timid wadanka Isu Tagga Imaaraatka Carabta oo soo gaartay dekedda Bosaso. Doonida ayaa waxaa saarn [...]
Shan carruur iyo hooyadood oo ku geeriyooday dab ka kacay Muqdisho

Shan carruur iyo hooyadood oo ku geeriyooday dab ka kacay Muqdisho

Shan carruur ah, hooyadood iyo qof marti u ahaa ayaa ku geeriyooday kadib dab qabsaday habeenimadii xalay hoygooda oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee go [...]
Madaxwaynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyadeeyey geerida wasiir iyo xildhibaan la dilay

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyadeeyey geerida wasiir iyo xildhibaan la dilay

Madaxweeynaha Maamulka Hirshabeele  Maxamed cabdi Waare ayaa tacsi u diray Eheladii iyo asaxaabtii ay ka geeriyoodeen Xillibaan ka tirsan Baarlamaanka [...]
Madaxwayne Farmaajo oo la shiray guddoomiyeyaasha degmooyinka Banaadir

Madaxwayne Farmaajo oo la shiray guddoomiyeyaasha degmooyinka Banaadir

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha gobolka Banaadir. Warar ku dho [...]
Dad ku dhaawacmay qaraxii soobe oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya

Dad ku dhaawacmay qaraxii soobe oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya

Magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga ayaa waxaa xaflad sagootin ah loogu sameeyey lix ka mid ah bukaanadii ay waxyeelada kasoo gaartay weerarkii [...]
Deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo lagu qabtay rag ku hubaysan bambaano (dhegayso)

Deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo lagu qabtay rag ku hubaysan bambaano (dhegayso)

Taliska Cidamada Booliska Puntland ee deegaanka Daraau-salaam ee kuyaala xadka Itoobiya iyo Puntland udhaxeeya ayaa gacanta ku dhigay rag ku hubaysaan [...]
1 148 149 150 151 152 220 1800 / 2631 POSTS