Author: MCI

1 149 150 151 152 153 220 1812 / 2631 POSTS
Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

Turkiga oo dharka ciidamada guddoonsiiyay ciidamada xooga dalka (dhegayso)

Munaasbad kadhacday magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen saraakiil sare oo kasocda wsaaradda gaashaandhigga ee Turkiga ayaa lagu guddoonsiiyay ciida [...]
Shir looga hadlayo Baracayaasha oo ka furmay Muqdisho

Shir looga hadlayo Baracayaasha oo ka furmay Muqdisho

Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir wadatashi oo ay wada leeyihiin maamulka gobolka Banaadir, wasaaradda arimaha gudaha iyo hay'adaha caala [...]
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Walaac laga muujiyay nidaamka doorasho ee Puntland (dhegayso)

Walaac laga muujiyay nidaamka doorasho ee Puntland (dhegayso)

Shalay guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa shahaado guddoonsiiyay shan urur siyaasadeed oo horay looga dhawaaqay Puntland, qaybna ka noqon doona [...]
Ruushka oo ku baaqay in la taageero ciidamada Soomaaliya

Ruushka oo ku baaqay in la taageero ciidamada Soomaaliya

Dowladda Ruushka ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka inay taageerto dhismaha  ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM. Wasiirka arimaha dibadda ee Ruushka Ser [...]
Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay bankiga iyo wasaaradda maaliyadda ee Qardho

Ciidamo katirsan birmadka Puntland oo gadoodsan ayaa la wareegay bankiga iyo xafiiska wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Qardho. Saraakiis [...]
Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa dib u furay qaar ka mid ah isgooysyada magaalada Muqdisho oo xirnaa maalmihii lasoo dhaafay. Isgooysy [...]
Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

Ururka Al-shabaab ayaa maanta oo Jimco ah weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabelada dhexe. Weerarka ayaa wararku sheegayaan inuu uga yimid degma [...]
Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

Qarax ayaa kadhacay saldhig lagu tababaro ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya oo ay maamulaan Imaaraatka Carabta oo ku yaala degmada Afgooye ee g [...]
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso Ka soo jeedinaya weriy [...]
Shirkii Todobaadlaha ee Golaha Xukuumadda Puntland

Shirkii Todobaadlaha ee Golaha Xukuumadda Puntland

  Warsaxaafadeed Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxame [...]
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir lagu soo gaba gabeeyay Khartuum”SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir lagu soo gaba gabeeyay Khartuum”SAWIRRO”

Wafdi uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray Magaa [...]
1 149 150 151 152 153 220 1812 / 2631 POSTS