Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

Warar kasoo baxaya xaaladda magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe

Ururka Al-shabaab ayaa maanta oo Jimco ah weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabelada dhexe.

Weerarka ayaa wararku sheegayaan inuu uga yimid degmada dhowr jiho oo ay kasoo weerareen Al-shabaab.

Wararka aan ka helayno degmada ayaa sheegaya in qaybo badan oo ka mid ah ay la wareegeen Al-shabaab dagaalkana uu wali kasocda degmada.

Lama oga sababta keentay weerarkan oo si lama filaan ah ku dhacay, mana jirto war kasoo baxay maamulka Hirshabelle.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com