Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa dib u furay qaar ka mid ah isgooysyada magaalada Muqdisho oo xirnaa maalmihii lasoo dhaafay.

Isgooysyada Muqdisho ayaa loo xiray sababo amni, kadib markii weeraro lagu qaaday xarumo dowladeed.

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa qaarkood sheegay inay dhibaato ku qabaan xirnaashiyaha waddooyinka, inkastoo waddooyinka loo xiray badbaadinta dhiigga shacabka ee bartilmaameedka u ah weerarada dhaca, ayaan la’ogayn qorshaha kale ee xiga amaanka lagu sugi karo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com