Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

Qarax kadhacay Saldhi ciidamada lagu tababaro oo ku yaala degmada Afgooye

Qarax ayaa kadhacay saldhig lagu tababaro ciidamada dowladda faderaalka Soomaaliya oo ay maamulaan Imaaraatka Carabta oo ku yaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari, waxyeelo kalle duwan ayaana kadhashay sida wararka laga helaya goobta qaraxu kadhacay ay sheegayaan.

Mana cadda wali khasaaraha rasmiga ee qaraxa kadhashay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com